Cadaado-RisaalaFM- Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Agaasimaha Maamulka Galmudug ayaa lagu beeniyay warar lagu baahiyay Baraha Bulshada, kaas oo ku aadanaa in Ciidankii Galmudug ee lagu laayay Duqeyntii ka dhacday Deegaanka Jeexdin ee Gobolka Mudug, in ay ku jireen Dagaalyahano ka tirsan Shabaab.
Warqada ka soo baxday Maamulka Galmudug waxaa ku saxiixan Agaasimaha Madaxtooyada Dowlada Goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan.
HALKAAN HOOSE RIIX SI AAD U AKHRISATO WARQADDA KA SOO BAXDAY MAAMULKA GALMUDUG


