Gabar u dhalatay dalka Eritrea oo lagu magacaabo Mosana Debesay ayaa noqotay gabadhii u horeysay ee Afrikaanka Madow ee ka qeyb galayso Tartanka Olombikada Baaskiilka (The Olympic road race) ee lagu qaban doono Tokyo.
Ciyaartoydaas waxay iyada iyo xubno kale maanta u dhoofeen Tartanka Tokyo.
Mar ay la hadashay Warbaahinta waxay sheegtay inay ku faraxsan tahay inay ka qeyb gasho Tartan Weyn, iyadoo ku matalayso magaca dadka Eritreanka.



