Duqa Muqdisho oo ka hadlay weerar xalay ka dhacay Muqdisho

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida ay gacanta uga geysanayaan sugidda ammaanka Caasimadda.

Guddoomiyaha ayaa xusay in xalay  fiidkii ay Booliisku gacanta ku soo dhigeen shakhsi  bam gacmeed tuuray, kadib markii ay shacabka degmadu gacan ku siiyeen Ciidamadda ammaanka.

Eng. Yarisow ayaa tilmaamay in kooxaha argagixisada ay meel walba uga dabatagayaan, maadaama ay bulshada Caasimaddu diyaar u tahay in kaalintooda ay ka qaataan cid walba oo carqaladeynaysa ammaanka.

“Waxaan u mahadcelinayaa Shacabka Degmada Warta-Nabadda oo xalay  fiidkii Booliiska farta ugu fiiqay shakhsi argagixiso ah oo bam gacmeed tuuray, kadibna gurigii uu galay looga dabategey ciidankuna ay gacanta ku soo dhigeen. Argagaxisadu ha ogaato in bulshadu go’aansatay meel in looga soo wadajeesto danbiile walba ”

Duqa Muqdisho ayaa ku ammaanay bulshada ku nool Gobolka Banaadir sida ay had iyo jeer uga digtoon yihiin kuwa geysta falalka amnidarro, waxuna ku dhiirigeliyey in ay sii wadaan kaalintooda ku aaddan sugidda amniga.

EMC E20-329 Certification With 100% Pass Rate

I Zuo Tao walked almost to the Antaitang clinic step by step. He saw that the two gray colored rabbits were playing in the cellar. By the way, because your Shangjili Group is EMC E20-329 Certification a EMC E20-329 Certification big taxpayer in the E20-329 Certification city, it http://www.passexamcert.com/E20-329.html Technology Architect Backup and Recovery Solutions Design Exam EMC E20-329 Certification is a company that is glory for the city. This kind of move of EMC Certification E20-329 prosperity has naturally attracted the attention of Xiaoyan.

At the moment the ship was about EMC E20-329 Certification to tip over, he woke up. This cannot but make Ning An feel E20-329 Certification a little proud in his heart. Even a line of Technology Architect Backup and Recovery Solutions Design Exam lights came out of the window facing the EMC Certification E20-329 street, EMC Certification E20-329 Certification and the EMC E20-329 Certification knife cut the darkness of the street into two pieces.

This is exhausted, and the pressure of life still http://www.testkingdump.com/E20-329.html refuses to let her go. Three paths straight led her to sit EMC Certification E20-329 at the corner of the window and ordered three dishes and one E20-329 Certification soup. It s really nothing to say. When Tianchi locked the door and left the company, he found the wind. But the only thing to be thankful is that they Technology Architect Backup and Recovery Solutions Design Exam EMC E20-329 Certification EMC E20-329 Certification still have ideals and hopes. A person with a very complex background.