Dowladda Soomaaliya oo qiratay in la musuq maasuqay Raashinkii iyo Shidaalki Ciidamada Danab iyo USA oo joojisay bixinta Saadka ciidanka

Kadib amar aksoo baxay dowladda Mareykanka oo lagu ahewgay in saadka ciidanka Danab la musuq maasuqay lana leexsaday ayey dowladda Soomaaliya ka jawaabtay ayadoo qiratay arrintaas inay dhacday laakiin saraakiil loo xiray.

war aan si la fahmi karo u qornayn oo ay ka muuqato xirtad xumo ayaa kasoo baxay wqsqaradda Gaashaandhiga oo ah meelaha lagu tuhmayo leexsiga saadka Ciidanka.