Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacabka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya kaas oo shil diyaarad u geeriyooday.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasaaradda ay uga tacsiyeenayso, Wasaaradda Gaashaandhigga, ciidanka difaaca, dowladda iyo shacabka dalkaas geerida ku timid Taliyaha Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku qoran luuqada Inglish-ka