Doorashada labo kursi oo Aqalka Sare ka tirsan oo maanta ka dhaceysa Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu waddaa in ay ka dhacdo Doorashada Labo kursi oo ka mid ah 8-da Kuraas ee taala Degaanada Maamul gobolleedka Hirshabelle.

Hirshabeelle horay ayaa loo doortay Afar kursi oo loogu tartamay si furan.

Musharaxiinta maanta tartamaya ayaa kala ah:

  1. Cali Shacbaan Ibraahim, 2. C/Qaadir Xanafi Sheekth Bashir, 3. Cabdullahi Axmed Tawaad, 4. Caasho Xuseen Abuukar, 5. Cabdalle Cabdi Xuseen

Kursiga labaad :

  1. Xasan lidow Muxumed Kobac, 2. Cusmaan Axmed Macow, 3. Cabdinuur Ibraahim Nuur.