Doorashada Guddoonka golaha Shacabka oo goordhow bilaaban doonta iyo cabsi taagan

Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in ay goor dhow ka bilaabato teendhada Afisyooni.

Ammaanka goobta ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaa halkaasi ku sugan ciidamo ka mid ah Koofiyo casta.

Xildhibaanada qaar ayaa laga cabsi qabaa in ay sameeyaan Fowdo iyagoona kasoo horjeedda in ay doorashada ka qeyb galaan 16-kaan xildhibaan ee laga doortay degmada Ceelwaaq.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net