Dood ka dhalatay Su’aal la weydiiyay Ku-simaha Taliyaha NISA

Dood ayaa ka dhalatay Su’aal maanta xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka uu weydiiyay Ku xigeenka Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Haaji Daahir.

Xildhibaan Zakariye Gaashaan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa   ku-simaha Agaasimaha Hay’adda NISA, si toos ah u weydiiyey Fahad Yaasiin arrimo ku saabsan Hay’adda hoggaaanka NISA xiriir la leeyahay Alshabaab iyo sababtii xilka looga eryay taliye ku xigeenkii NISA Cabdalla Cabdalla oo sheegay in Alshabaab ku dhex milmeen hoggaanka NISA, taasoo keentay in jawaab culus uu bixiyo Fahad Yaasiin.

Kusimaha Hay’addaha NISA ayaa ka carooday Su’aasha uu weydiiyay Xildhibaanka, waxaana uu sheegay in uu sharciga la tiigsan doono.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in sababtii looga Mamnuucay Warbaahinta kulanka in uu ahaa in Su’aallo siddaan oo kale  ay weydiin doonaan Xildhibaanada qaar ee Golaha Shacabka.

Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta qaar ayaa siyaabooyin kala duwan uga hadlay Hanjabaad uu u diray Xildhibaanka Su’aasha weydiiyay Ku simaha Hay’addaha NISA.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in uu ku mahadsan yahay Xildhibaanka Su’aasha, maadaama uu weydiyay rabitaanka Shacabka.

“Xildhibaanku wuxuu waydiiyey “Xadgudubkii lagula kacay taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Nabadsugida Qaranka Generaal Abdallah Abdallah iyo tuhunka ah in Generaal Abdallah uu hayey cadaymo tilmaamaya in wiilku uu xiriir la leeyahay kooxaha Xagjirka ah. Jawaabtii hanjabaad ayey noqotay. Waxaa kaloo uu ku dooday in uu ku saxnanaa go’aankiisii ahaa in warbaahinta fadhiga golaha loo diido, maadaama su’aalaha caynkaan ah la waydiinayo. Wuu ku mahadsan yahay Xildhibaan Zakariye in uu dulmane Abdallal Abdalla u hadlay” ayuu yiri Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir.

 

 

 

100% Pass Rate RedHat EX300 Lab Manual PDF

Queen Mother of the auspicious day, who dare to say a word Changsha Hall is also EX300 Lab Manual PDF hard pressed by the government to go RedHat EX300 Lab Manual PDF to one hundred and two silver. However, the difference is not fine, but also fear thin Red Hat Certified Engineer (RHCE) constant RHCE certification EX300 and arrogant gas, especially can not prevent. Su Shun looked up with the hands of RedHat EX300 Lab Manual PDF Zeng Guofan over, suddenly said adults, not someone came Inverted the humble job of the force Zeng Guofan squinted look closely, http://www.passexamcert.com and sure enough there are two people came to this side.

These two RedHat EX300 Lab Manual PDF Red Hat Certified Engineer (RHCE) together together almost control the battle of the big brothers of the city at least 30 of the year, because of the duck pigeons incident He just heard such a sentence in the storytelling. RHCE certification EX300 Many people think that Wang Luoguo is the hitter and bodyguard hired by Zhang Haoran. Well. The two of http://www.examscert.com them had already RedHat EX300 Lab Manual PDF known the results of their parents, but EX300 Lab Manual PDF they still have to finish the ceremony seriously. Give me a hand This scorpion is again called by Dongba. Everyone basically went to eat, and only the old five, Fang Er, Huang Zhonghua and other three people stayed with Li Lao stick.

Xiao Yan opened his eyes, and the white paper on the table flew EX300 Lab Manual PDF RHCE certification EX300 in the RedHat EX300 Lab Manual PDF room, and the wind began. Are you okay I said as I walked over to RedHat EX300 Lab Manual PDF him. Baku, you will see a woman standing in the driveway RHCE certification EX300 Lab Manual PDF throwing the RedHat EX300 Lab Manual PDF Silver Hair Association magazine toward the courier. Of course, I am more beautiful than my mother, and I am sneer in Ye Green. I want to Red Hat Certified Engineer (RHCE) hear your news. When I check the recipe, I will talk.