Dhamaan Natiijoyinkii Kulamadii Xalay Champions League

Borussia Dortmund ayaa ka faa’iidaysatay barbarihii Real Madrid iyadoo xaqijisay warega 16ka markii ay garaaceen koxda Sporting CP.

Real Madrid ayaa barbaro la gashay koxda Legia Warszawa oo garonkeeda marti logu ahaa habenki xalay.

Hadba koxaha kala ah Arsenal, Atlético Madrid, Bayern München, Borussia Dortmund iyo Paris Saint-Germain ayaa xaqijiyay ilaa haatan wareega 16-ka kox e Champions League.

Dhamaan natiijoyinkii kulamadi xalay

Group E

Monaco 3-0 CSKA Moskva

Tottenham Hotspur 0-1 Bayer Leverkusen

Group F

Borussia Dortmund 1-0 Sporting CP

Legia Warszawa 3-3 Real Madrid

Group G

København 0-0 Leicester City

Porto 1-0 Club Brugge

Group H

Sevilla 4-0 Dinamo Zagreb

Juventus 1-1 Lyon