DHAGEYSO: Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo ka hadlay Khudbadii Farmaajo

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka aragti dhiibtay khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya uu maanta jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana qaarkood ay sheegeen in ay tahay beerlaxowsi.

Xildhibaanada qaar ayaa sheegay in Madaxwene Farmaajo uu waqti ku bixinaayo baarlamaanka gaar ahaan Golaha Shacabka xilli Muddo xileedkiisa ay dhamaad tahay.

Hoos ka dhageyso Codka Xildhibaanada