DHAGEYSO WAREYSI: Markabkii ARIS oo la sii daayay

TO GO WITH AFP STORY BY JEAN-MARC MOJON A Somali, part armed militia, part pirate, carries his high-caliber weapon on a beach in the central Somali town of Hobyo on August 20, 2010. Hobyo has no schools, no clinics and bad drinking water sources. Fighting a losing battle against the sand that has already completely covered the old Italian port, Hobyo's scattering of rundown houses and shacks looks anything but the nerve centre of an activity threatening global shipping. AFP PHOTO / ROBERTO SCHMIDT (Photo credit should read ROBERTO SCHMIDT/AFP/Getty Images)

Waxaa la sii daayay Markabkii ARIS 13, kadib markii Habeenkii Isniinta ee la soo dhaafay ay Afduubteen Koox Burcad Badeed ah, waxaana ka gooshayay Calanka Sri Lanka.

Agaasimaha Ciidamada Ilaalada Maamulka Puntland C/raxmaan Xaaji Xasan ayaa warbaahinta gudaha u xaqiijiyay inay gacanta ku hayaan markabkan oo sida shidaal iyo bagaash ay leeyihiin Soomaali.

Sdoo kale waxa uu intaasi ku daray inay bad-qabaan dadkii sarnaa oo tiradoodu gaarayso 8 qof, wuxuuna sheegay in raggan ka dageen Markabka kadib markii ay go’doomiyeen Ciidamada Puntland.