DHAGEYSO WAREYSI: ku saabsan Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa ka socota Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka imaanaya Deegaanada Koonfur Galbeed.

Doorashada oo haatan socota ayaa waxaa goob joog ka ah Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Guddiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed iyo xubno kale.

Wariyaheena Siid Cali Muuse Maxamed oo inooga soo warama Magaalada baydhabo ayaan arimahaasi wax ka weydiinay.