DHAGEYSO WAREYSI: Golaha Abwaanada oo ka hadlay Dagaalka Gaalkacyo

Golaha Abwaanada Soomaaliya oo dhowaan ku baxay Dagaalka Gaalkacyo ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana ay halkaasi kula kulmeen Madaxweynaha Galmudug, iyagoo kala hadlay Dagaalka Gaalkacyo.

Maanta ayaa la filayaa in ay gaaraan Gaalakcyo si ay ula kulmaan Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed Diiriye ayaan arimahaasi ka wareyusanay.