Maamulka Ahlu sunna ee Gobolada Dhexe ee Soomaaliya ayaa eedeyn ujeediyay Maamulka Galmudug, kaas oo ku aadan Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Godinlabe in ay ka dambeeyeen Ciidamo ka yimid Magaalada Gaalkacyo.
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gobolada Dhexe ee ururka Ahlu sunna Cali Baashi Cabdi oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa ka warbixinaya arrimahaasi.


