Daawo:-Taliska Booliska oo shaaciyey inay qabteen Xubno ka tirsan Shabaab & waxyaabaha qarxa

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Guute Zakiya Xuseen Axmed ayaa sheegtay in howlgalladii ugu dambeeyey ay sameeyeen Ciidamada Booliska Soomaaliya ay kusoo qabteen Xubno ka tirsan Shabaab,sidoo kalen ay fashiliyeen qaraxyo.

Shir Jaraa’id oo ay ku qabatay Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ku sheegtay in deegaanka Ceelasha Biyaha laga soo qabtay hub farabadan,sida Bambooyin, Miinooyin, suumanka qaraxyada iyo waxyaabo kale,isla markaana lagu aasay God ku yaalla deegaanka ceelasha Biyaha.

Sidoo kale waxa ay sheegtay in howlgallo Ciidamada Dowladda ka sameeyeen degmada Afgooye lagu soo qabtay 35 ruux oo ka tirsan Al-Shabaab,halka sidoo kale 14 kale laga soo qabtay deegaanka Sabiib oo dhawaan ay ciidamada la wareegeen,sidoo kalena mid ka mid ah xubnaha Shababaab ee qaraxyada Gawaarida ku xira lagu qabtay Muqdisho.

Geba-gabadii waxa ay sheegtay inay howlgallada sii socon doonaan,isla markaana Shacabka looga baahan yahay inay ciidamada Ammaanka la Shaqeeyaan.

Hoos Ka Daawo Shirka Jaraa’id ee Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Cisco 640-875 Dumps Online

He is no better, but Chu Bo. Flower crazy Lu Yue with his fingers on his face 640-875 Dumps shy sister. It s like a big surprise when you fall down. A woman, to the pregnancy to threaten this move, it is determined that the decision is not willing to give up She has already stimulated Tianchi once, you also Cisco 640-875 Dumps saw that Tianchi is completely I am afraid that I don t agree with the divorce. Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 It is really a means for everyone, and only sunshine Cisco 640-875 Dumps can dare to do so. She couldn t help but persuade Wrong is your brother, why should you be so Cisco 640-875 Dumps depressed, use CCNA SP 640-875 other people s faults to punish yourself Moreover, you can t just say that you lost, my brother, he didn t end well, the female model is not yet. The word identity hit her hard, this Cisco 640-875 Dumps is the last thing she wants to think about.

She CCNA SP 640-875 Dumps Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 said Cisco 640-875 Dumps our CCNA SP 640-875 Cisco 640-875 Dumps importance in such a relaxed tone. No one is not telling me that I have no time to deal with this. The climax is pushed Cisco 640-875 Dumps up. The curtain 640-875 Dumps suddenly fell.

Tan Jiaxin s eyes stared at me, and the subsequent loud noise, this is the last scene I can find. Ma 640-875 Dumps Rong looked up at Tang Yan, her eyes were red and swollen. Cisco 640-875 Dumps I remember that I was very happy Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 CCNA SP 640-875 at the beginning. The bones that are Cisco 640-875 Dumps sitting on the ground and playing Cisco 640-875 Dumps Cisco 640-875 Dumps chess block us, as if the door blocked us.