Riyaad-RisaalaFM- Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga waxa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan duulimaadyada labada dowladood.
Heshiiskan ayaa wuxuu ka dambeeyay kadib markii wasiirka duulista hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar uu halkaasi kaga qeyb galay shirka wasaaradda gaadiidka oo lagu qabtay wadamada carabta
Wariyaha Risaala, Fartuun Cumar Keynaan ayaa warbixintan ka soo dirtay dalka Sacuudiga.



