DHAGEYSO: Somaliland oo eedeysay dowladda Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay siyaasadeynayso Gargaarka dadka ay Abaaruhu saameeyeen.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Somaliland aysan aqbali doonin gargaar yar in lagu kala qeybiyo dadkeeda.

horay ayuu u sheegay Wasiirku in ay usoo gargaareen dadka Soomaaliyeed laakiin aysan Siyaasad gelin.

Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay Wasiir Saxardiid in aysan kala qeybin Bulshada Somaliland.