Muqdisho-RisaalaFM- Saameyntii ka dhalatay qaraxii Zoobe oo maanta sanad jirsaday ayaa uur ku taallo aan go’in ku reebay quluubta dadka Soomaaliyeed iyada oo la tilmaamo inay aheyd musiibo ku habsatay masaakiin badan.
Wariyaha Risaala, Maxamed Cabdi Cali ayaa warbixintan inooga diyaariyay:-



