Kulamo siyaasadeed ayaa xalay waxaa ay Madaxda Maamul Gobaleedyada ay ku yeesheyn Madaxtooyadda Maamulka Puntland waxa ayna kaga hadleyn isbadalada siyaasadeed ee dalka iyo xiisada siyaasadeed ee kala dhaxayso Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay horaan u sheegeen in ay xiriirka u hakiyeen.
Wariyaha Risaala, Feysal Cabdulaahi Maxamaed (Feysal Hanad) ayaa warbixintan inooga diyaariyey:-



