Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane oo wareysi siiyay Idaacadda Risaala ayaa waxaa uu ka warbixiyay tirada hoobiyaasha ah ee maanta lgu garaacay xaafado ka tirsan degmooyinka gobolka banaadir.
Waxaa sidoo kale uu afhayeenka uu sheegay in dhimasho iyo dhaawac ay jiraan oo dadka shacabka ah halkaasi ku nool ay waxyeelo kasoo gaareen.


