DHAGEYSO: Hirshabeelle oo ka hadashay Khilaafka soo gala dhexgalay dowladda Dhexe

Wasiir dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle Maxamed Yuusuf Colow ayaa Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho u sheegay in Khilaaf cusub uu soo gala dhexgalay dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle.

Khilaafkaan ayaa yimid ka dib markii dowlada dhexe ee Soomaaliya ay bixin weysay Dhaqaallihii loogu tala galay maamulka Hirshabeelle.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka oo dhameystiran.