Dhageyso:-Guddoomiyihii Gobolka Mudug oo qaadacay xilka qaadis lagu sameeyay

Habeen ka hor Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf waxaa uu soo saaray Wareegto uu xilka uga qaadayay Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug,hayeeshee saacado kadib xilka qaadistaas uu kasoo horjeestay.

Cabdi Rashiid Xaashi Cartan oo shir jaraa’id ku qabtay Gaalkacyo ayaa sheegay in warqada xilka qaadista aan lagala tashan,isla markaana Baraha Bulshada uu ku arkay warqada xilka qaadista.

Waxa uu sheegay in Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ee Gobolka Mudug uu la sameeyay wadatashi sidaas daraadeedna aan xilligaan jirin wax xilka qaadis ah.

Sidoo kale isaga oo ka hadlayay xiriirka dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug ayuu sheegay in Galmudug aysan xiriirka u jari Karin Dowladda Federaalka maadaama ay tahay Xubin ka mid ah dowladda.

Hadalka Gudoomiyii xilka laga qaaday ee Gobolka Mudug ayaa kusoo aadaya xilli xiisad ka dhalatay xilka qaadistii Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ay weli ka taagan tahay Magalada Baladweyne,kadib markii uu diiday xilka qaadistaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudodomiyihii Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug.

Oracle 1Z0-516 Actual Test : Oracle EBS R12.1 General Ledger Essentials

Goodbye.You sit down I am leaving.When he Other Oracle Certification 1Z0-516 Actual Test went out, vegetables muttered a sentence, neuropathy He fainted walked into the street, escaped from the cold hotel back to nature. Other Oracle Certification 1Z0-516 Then follow the example, then what is the Oracle 1Z0-516 Actual Test use of the debt 1Z0-516 Actual Test of the blind Oracle 1Z0-516 Actual Test owner Ochomaki speechless. His Oracle 1Z0-516 Actual Test celibate morality city had been completely occupied.Is not show children is not good, is this society is not good, just can not tolerate the city s last exclusive God of Oracle EBS R12.1 General Ledger Essentials the middle aged man.

I can t beat Liu Haizhu, Oracle EBS R12.1 General Ledger Essentials I still can t beat Erdongzi The most depressing http://www.examscert.com thing is Liu Haizhu. So he wants Zhou 1Z0-516 Actual Test Meng to Other Oracle Certification 1Z0-516 be willing. There is a chess stall. It is reasonable to say that Oracle 1Z0-516 Actual Test the stupid six children do not want them to compete with him in front of the train station, but he is afraid of the force of Li Lao stick. Yeah, yesterday he helped us to fix the Oracle 1Z0-516 Actual Test bicycle.

After Other Oracle Certification 1Z0-516 she woke up, she http://www.testkingdump.com/1Z0-516.html remembered it. Political 1Z0-516 Actual Test movement Da Oracle EBS R12.1 General Ledger Essentials Zhi stunned. The thin Gong lawyer gave a long sigh. Wait Oracle 1Z0-516 Actual Test a minute, I will scream to see if he can hear Oracle 1Z0-516 Actual Test it.