DHAGEYSO: Galmudug oo shaaciysay Xubnaha u sharaxan Aqalka Sare

Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay Liiska dadka u sharaxan Xubnaha Aqalka Sare.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan Masagaway oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xubnahaani ay ku tartamayaan xubnaha Aqalka Sare.

Dadka ay soo bandhigeen maamulka Galmudug ayaa waxaa ka dhex muuqda siyaasiyiin si weyn looga yaqaano Soomaaliya.

 

 

7888