Taliyaha ciidamada booliska Maxamed Sheekh Xasan Xaamud , Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo masuuliyiin kale ayaa maanta waxa ay ka qeyb galeen munaasabad tababar loogu soo xirayay ciidamada booliska, waxaana munaasabada ay ka dhacday magaalada Beydhabo.
Wariyaheen Siid Cali Muuse oo Beydhabo ku sugan ayaan arimahaasi ka wareysanay.


