Gudoomiyaha maamulka degmada Garacad ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay xaalada deegaanka Garacad iyo wararkii ugu dambeeyay ee deegaanka.
C/Nuur C/llaahi oo wareysi siiyay Idaacada Risaala ayaa sheegay in ciidamadii qabsaday deegaanka ay isaga baxeen kadib markii ay xalay ku hoyden degmada Garacad.
Gudoomiyaha wuxuu sheegay in ciidamada ay u sheegeen dadka deegaanka iney doonayaan dano gaar ah oo ay ka fushanayaan deegaanada Puntland, iyagoo u dhaqaaqay dhanka waqooyi ee magaalada.
Hoos ka dhageyso wareysiga


