taliyaha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolada Jubbooyinka oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada ay u diyaarsan yihiin sidii ay u qaadi lahaayeen howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.
Ismaaciil Saxardiid ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay Shacabka kunool degaanada Jubbooyinka in ay taageeraan Ciidamada dowladda.
Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in ay diyaarsan yihiin Naftooda iyo maalkooda ay u huraan Shacabka kunool degaanada maamulka Jubbaland.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolada Jubbooyinka ayaa isku diyaarinaya howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.


