Halkaan Hoose ka Dhageyso Barnaamij gaar ah oo aan ugu tala galnay saaxiibada ku tixan Idaacadda Risaala iyo Website-ka Radiorisaala.com, kaas oo aam ku eegeyno dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee Soomaaliya ka dhacay sanadkii 2016-ka.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.


