DEG DEG: Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Qarax geystay khasaare ayaa goordhow ka dhacay degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir gaar ahaan isgoyska Ceelgaabta .

Qaraxa oo ahaa mid xoogan aya inta badan waxaa laga maqlay xaafadaha Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la ogeyn nuuca uu ahaa laakiin goobta waxaa isku gadaamay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.