Qarax ayaa Goor dhow ka dhacay Nawaaxiga Wasaaradda Amniga Qaranka Soomaaliya.
Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa.
Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa ka mid ah meelaha sida weyn loo ilaaliyo.
ilaa iyo hadda lama Ogga khasaaraha ka dhashay.
Faahfaahin Goor dhow la soco Risaala.net


