Dagaal toos ah ayaa ka socda Agagaarka Madaxtooyadda Soomaaliya , waxaana sidoo kale la maqlay qarax xooggan, wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan In dabley hubeysan ay weerareen goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda gaar ahaan kuwo loo yaqaano Koofigaduuda.
Qarax ayaa sidoo kale laga maqlay Isgoyska Ceelgaabta ee Muqdisho.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net