Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax Gaari ayaa Goordhow ka dhacay degmada Xamar weyne, Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhacay Agagaarka Saldhigga degmada Xamarweyne iyo Muqdisho Mall, waxaana loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.