DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa goordhow ka dhacay Agagaarka Taalada Sayid ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa mid xoogan , waxaana inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya .

Qaraxa ayaa la sheegaya in uu ka dhacay goobo ku dhow taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa Risaala u sheegay in Qaraxu uu ka dhacay meel ku dhow  Xarunta  baarlamaanka Soomaaliya.

Faahfaahin kala soco Risaala.net