Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir gaar ahaan Agagaarka Warshadda Nacnaca ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax.
Qaraxa ayaa waxa la sheegay in uu ahaa Ismiidaamin.
Ruux soo xirtay Tuutaha ciidamada dowladda ayaa la sheegay in uu isku qarxiyay Xerada ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin Warshadda Nacnaca.
Faahfaahin dib kala soco Risaala.net


