DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Muqdisho

Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Xaaji Baasto ee Magalada Muqdisho.
Wali lama xaqiijin Nooca Qaraxa.

Khasaaro kala duwna ayaa lgu soo waramayaa in uu geystay qaraxaas,waxaana goobta gaaray Ciidamo farabadna oo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya,kuwaas oo xiray wadada gasha Isgoyska Xaaji Baasto ee Degmada Waabari.

Wararka kusoo kordha kala socda Radiorisaala.com.