DEG DEG: Gudoomiyaha Midowga Afrika oo Muqdisho soo gaaray

Gudoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki ayaa hadda kasoo degay Garoonka Aadan Cadde , waxaana soo dhaweeyay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya.

Inta uu jooggo Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu la kulmo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

U jeedka uu u yimid  Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay qiimeynta  Abaaraha ka jira Soomaaliya  iyo sidoo kale dardar Gelinta Howlgalka AMISOM.

Sawirro iyo xogkale Goordhow kala soco Risaala.net