DEG DEG: Axmed Madoobe oo magacaabay guddiga doorashooyinka Jubaland

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland.