Dawlada Soomaaliya oo baaq nabadeed ka soo saartay Dagaal Beeleedyada ka socda waqooyiga gobolka Galgaduud

Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaal beelo walaalo ah ku dhex-maraya inta u dhaxeysa degmooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.