Al-Shabaab ayaa sheegtay in gudaha Hoteelka Naasa hablood ay galeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ka dib markii ay Qarax la beegsadeen Hoteelkaasi.
Waxa ay sheegeen Al-Shabaab in ciidamo ka tirsan ay ka dagaallamayaan Gudaha Hoteelka Naasa hablood2.
Wariyeyaasha ku sugan Agagaarka Hoteelka ayaa soo sheegaya in wali ay socota Rasaasta,islamarkaana uu dagaal ka socdo Gudaha Hoteelka Naasa Hablood 2.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net



