Dagaal ka socda degmada Walanweyn & khasaaro ka dhashay

Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafado ka tirsan degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad kasoo jeeda hal beel oo wada dega degmadaasi Walanweyn.

Dad ku sugan degmnada Walanweyn ayaa Risaala waxaa ay u sheegeen in dagaalka uu yimid kadib markii maleeshiyaad hubeysan ay weerareen,bar koontorool oo maleeshiyaad kale u taalla Galbeedka degmadaas,waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

“Walaal dagaalka xoogiisa waxaa uu ka dhacay Galbeedka Walaweyn,jagboonti yaallay ayaa maleeshiyeed hubeysan ay weerareen,waxana ku dhintay Haweeney laba kale waa ay ku dhaawacmeen,hadda gudaha Magalada ayay rasaasta ka socotaa waana mid goos goos ah ayuu yiri qof ku sugan Walanweyn.

Dagaalkan saakay ka bilaawday degmada Walaweyn ayaa daba socda dagaalo horay uga dhacay degmadaas,waxaana jirtay in dhowr bilood ka hor ay tageen Xildhibaano uu ka mid ahaay Daahir Amiin Jeesow,kuwaas oo xiisada joojiyay balse Maanta markale u bilaawday dagaalka.

Wararka kusoo kordha kala socda Radiorisaala.com

Oracle 1Z0-567 Exams

Xu and looked for a long time, finally sighed and said Hanlin public Oracle Applications 1Z0-567 clothes, the old man lived a 92 year old, only heard the 1Z0-567 Exams ancestors said that over tempered pythrosis of the chronic disease, but http://www.passexamcert.com/1Z0-567.html have Oracle 1Z0-567 Exams not personally witnessed. Everywhere on the street are a bunch of two children sitting in a pair of children s chair, the bearers together to pull together in desperation and other business. You smelly gentlemen child, is a rat, claw forgot Just then, the Primavera P6 Enterprise Project Portfolio Management 8 Essentials outside suddenly sounded a message Wen hsueh Man teacher pushed open a pinch out the water Reunion In the , fast forward to speak. An elderly Oracle 1Z0-567 Exams scholar even wrote a poem to greet the celebrations 70 years old, dreamed 40 years.

Was it fleeting over the village What is the difference between yes and no What he always Oracle 1Z0-567 Exams thinks in his mind Primavera P6 Enterprise Project Portfolio Management 8 Essentials is the grandfather of Laoliang a 1Z0-567 Exams hundred years ago. Coal car, called to Minmetals just like some adult leaders are too Oracle 1Z0-567 Exams arrogant, you can give us a job for a lifetime, we can have a good life for Oracle 1Z0-567 Exams a lifetime Adding events to us will make us feel confident and swaying. What can t you wait until tomorrow it 1Z0-567 Exams is Oracle 1Z0-567 Exams good. The ministers are not afraid to marry. We Oracle Applications 1Z0-567 had some preconceived things for her and it was in the snowy days.

However, Zhou Xiang Oracle 1Z0-567 Exams s Oracle 1Z0-567 Exams words still made Ye Green excited. With the cold light, this face is no longer beautiful, and the facial features broken by the light are abnormal. you The mother pointed at her and shivered. You are Teacher Yang Yes, Oracle 1Z0-567 Exams I am Yang Fei. Ye Green is obsessed with her innocence. no Oracle Applications 1Z0-567 You can http://www.testkingdump.com 1Z0-567 Exams t do this. She will Primavera P6 Enterprise Project Portfolio Management 8 Essentials know it s ours.