Dadka u dhintay Covid 19 oo gaaray 72 qof

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya 28/05/2020
Laga Helay: 97
Banaadir: 35
Somaliland:32
Koofur Galbeed: 22
Puntland: 8

Lab: 69
Dhedig: 28
Bogsasho:45
Dhimasho:5
Tirada Guud Laga Helay: 1,828
Bogsashada Guud: 310
Dhimashada Guud: 72