DAAWO:-Xaalada saaka Hotelkii la weeraray ee SYL

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya iyo kuwa ilaalada Madaxtooyada ayaa waxa ay haatan ka wadaan Gudaha Hotelka SYL howlgal ay ku qarxinayaan Miinooyin lagu arkay gudaha Hotelka.

Qaar kamid ah Wariyeyaasheena oo tegay meel u dhow Hotelka ayaa waxaa ay soo sheegayaan in goordhow Ciidamadu ay qarxiyeen Miinooyin qeybo kamid ah Hotelka ay ku xireen Xubnihii Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday.

Hoos Ka Daawo Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada Hotelkii la weeraray.

Xaalaada Saaka ee Goobtii uu weerarka xalay ka dhacay.

Xaalaada Saaka ee Goobtii uu weerarka xalay ka dhacay.

Posted by Risaala Media Corporation on Tuesday, December 10, 2019