Dhawaan Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaa ay xilka qaadis ku sameeyeen Ra’iisul Wasaaihii Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, iyada oo xilka qaadistaas uu si deg deg ah ku aqbalay Madaxweyne Farmaajo.
Saacadihii la soo dhaafay waxaa socday kulamo kala duwan iyo olole loogu jiro helida iyo soo Magacaabisa Ra’iisul Wasaarihii bedeli lahaa Xasan Cali kheyre,waxaana jira dad loo saadaalinayo.
Hadaba Soomaaliya xilligaan Ra’iisul Wasaare noocee ah ayay u baahan tahay waxaa arrimahaasi ka hadlaya Dr Xasan Sheekh Cali oo ah falanqeeye arrimaha siyaasadda.
HALKAN KA DAAWO WAREYSIGA DR XASAN SHEEKH CALI.



