Daawo soo dhawayntii Madaxweyne Farmaajo ee Sacuudiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Sacuudi Carabiya oo uu saakay ugu dhoofay safarkii ugu horeeyey ee dalka dibaddiisa tan iyo markii la doortay 8 bishan Febaraayo.

Safarka madaxweynaha ayaa ku yimid casuumaad rasmi ah oo uu u soo diray boqorka sacuudiga.

IMG_0252
IMG_0253 IMG_0254 IMG_0255 IMG_0256