17 degmo ee Gobolkan Banaadir ayaa Maanta si isku mid ah looga Ciiday,waxaana la arkayay dadyow farabadan oo ka qeyb qaadanaya Maalinta Koowaad ee Farxada Ciidul-Adxa.
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Masjidka Isbaheysiga Islaamka ayaa Bulshada waxaa ay Salaadi Ciida kula dukadeen qar kamid ah Shacabkii tegay , iyaga oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliya.
Qaar kamid ah dadkii Masjidaka ku dakaday Salaada Ciida oo la hadlay Risaala Tv ayaa waxaa ay ka sheekeeyey waxyaabaha Ciidan ay kaga duwan tahay Ciidihii hore ee la soo dhaafay.
Halkan Ka Daawada Warbixinta Warkan & Wariye Dabaashe.