DAAWO SAWIRRADA: Deeq la gaarsiiyay dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

Qeybo badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya waxaa ka socda Gurmadka ay dadka Soomaaliyeed ee wax haysta ay u sameynaayaan dadka ay Abaaruhu Saameeyeen.

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug Ardayda Jaamacadda Gaalkacyo University (GU)ayaa deeq ay iska Aruuriyeen waxa ay gaarsiiyeen dadka ay Abaaruhu Saameeyeen ee ku sugan degaanka Jeerinle oo ka mid ah degaanka Hoos yimaada Magaalada Gaalkacyo.

Deeqda la gaarsiiyay dadka ay Abaaruhu Saameeyeen ee ku sugan degaanka Jeerinle ayaa waxaa ka mid ahaa Bur, Bariis iyo Sonkor.

3 4 5 1 2

 

Waxaa qoray: Maxamed Muxyadiin Saxan saxo

Gaalkacyo