Daawo Sawirada Xildhibaanno ka tirsan DFS oo Mareykanka lagu soo dhaweeyay

Bulshada Soomaaliyeed ee kunool dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Minnesota ayaa si weyn usoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaaso oo socdaal shaqo ku tegay Mareykanka.

Xildhibaan Sadiiq Warfaa, Xildhibaan  Sacdiyo Salad iyo Xildhibaan Cabdifataax Cabdullah ayaa ka qeybgalay kulanka ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota, isla markaana ahaa mid Xildhibaannada lagu soo dhaweynayay.

Xildhibaanada ayaa Bulshada Soomaaliyeed ee kunool Mareykanka u sheegay in doorashadii ka dhacday dalka ee lagu doortay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in ay aheyd mid Caddaalad ah.

MG_9412 MG_9482 MG_9450 MG_9443 MG_9434 MG_9421 MG_9419 MG_9417 MG_9415