Daawo Sawirada Wadooyinka Muqdisho oo xiran

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Ciidanka Booliska maanta waxaa lagu wadaa in lagu qabto Munaasabad lagu dhaarinayo xildhibanada cusub ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wadooyinka ugu waa weyn  Magaalada Muqdisho ayaa saakay intooda badan xiran si ammaanka loo adkeeyo, waxaana la soo dhoobay Ciidamo dheeraad ah.

Wadooyinka ugu muhiimsan Muqdisho ayaa xiran sida wadada Makkah Almukaramah oo ka xiran isgoysyada, KM4,Soobe iyo Debka,mana loo ogolaa in ay Maraan Gaadiidka.

download wadooyinka-muqdisho-oo-xiran1 15780709_1742796686048397_8212392440803932758_n