DAAWO SAWIRADA: Soo dhaweyntii Madaxweynaha Hirshabeelle

Beledweyne-RisaalaFM- Madaxweynaha  Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Wafdiga Madaxweynaha  Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa waxaa Garoonka Magaalada Beledweyne ku soo dhaweeyay  Maamulka Gobolka, Odayaasha Dhaqanka, Haween iyo xubno kale.

Ujeedka wafdiga Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay sidii uu kulamo u la qaadan lahaa Waxgaradka Gobolka, waxaana uu kala hadli doonaa  dhaliilaha ay ka qabaan Maamulka Hirshabeelle iyo dhismaha golaha Wasiirada.

 

1q 2q 3q 4q 6q 7q