Daawo Sawirada: Dhismaha wadada udhaxeysa isgoysyada Dan-wadaagta iyo Zoobe

Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxa ay wadaan dib udhiska wadooyinka qaar ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Waxaa haatan uu dhismo gabo gabo ah uu ka socdaa wadada xiriirisa isggoysyada Dan-wadaagta iyo Zoobe ee degmada Wadajir.

Waxaana wadadan ay tahay mid mashquulkeeda uu aad ubadan yahay.

1 2 3 4 5

Xigasho Sawirada: Gudoomiyaha degmada Wadajir