Daawo Sawirada Banaanbaxyo ka socda Muqdisho

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka socda banaan baxyo xoogan  oo loogu soo horjeedo in gorgortan iyo Wada hadal ay gasho Badda Soomaaliya.

Banaanbaxa ayaa waxaa agaasimay oo abaabulka Wada Maamulka Gobolka Banaadir, Waxaana ka qeyb galay shacab fara badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir.

Sidoo kale Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda Soomaaliya.

Shacabk ayaa watay boorar ay ku xardhan yihiin sida dowladda Kenya ay ugu soo gardarootay badda Soomaaliya.

Shacabka ayaa ku qeylinaayay badeeno iib mahan , mana aqbali doono in ay Kenya Qaadato badeena.

5 4 3 2 1 7 6